# Emojiguru - सोमालिया

सोमालिया इमोजी

सोमालिया के लिए ध्वज, जो कुछ प्लेटफार्मों पर पत्र के रूप में दिखाए जा सकते हैं

सोमालिया इमोजी 🇸 क्षेत्रीय सूचक प्रतीक पत्र और 🇴 क्षेत्रीय सूचक प्रतीक पत्र इमोजीस का अनुक्रम है। समर्थित प्लेटफ़ॉर्म पर एकल इमोजी के रूप में ये प्रदर्शन।

2015 में इमोजी 1.0 में सोमालिया को जोड़ा गया था।

क्लिपबोर्ड पर कॉपी करें

के रूप में भी जाना जाता है

🇸🇴 सोमालियाल ध्वज

ऐप्पल का नाम

सोमालिया का झंडा

कोड-अंक

🇸 U+1F1F8

🇴 U+1F1F4

ब्राउज

Tweets For 🇸🇴

Nadiiirah hasaam ‏@NHasaam

#MaaalintadhalinyaraAduunka. Hambalyo dhalinteena soomaliyeeen🇸🇴🙏🏼.


Horumarka Soomaaliya ‏@Somaliya_Cusub

#CXDS oo aakhiro u diray horjoogihii #UGUS u qaabilsanaa deegannada Awdheegle,Mubarak iyo Daarusalaam ee gobolka Sh… https://t.co/coY0lzz2g9


Cunayee ‏@cunayee

@Abdirashid_m1 Buuhodle Somaliland iyo khurufaadka lagama yaqaano Walaal 🇸🇴 ayaa uun laga ictiraaf sanyahay sida uf… https://t.co/IiAWcXDZXX


Liibaan Bulle ‏@Libanbulle

waa Luuq Ganaane Gedo Somalia 🇸🇴 #Gedo🥰👌 #Jubaland🇸🇴❤️ 📸 @faarax_macallin https://t.co/e2J5mJSs4S


Faisal Hussein ‏@FaysalXuseen5

Somaliya Arin kasta oo Qumani Wuu la Qaloocan yahay.🇸🇴 Arin kasta oo Qaloocanina Wuu la Quman yahay .


Mohamud S. Ismail ‏@moh_sa11

Vote for @IlhanMN in #Minnesota Soomaali fadlan ha loo codeeyo gabadheena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴


Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu ‏@yeemogadishu

🇸🇴 Barnaamijka dijitaalka ah #MachadkaYunusEmre waxaa lagu soo qaadan doonaa madashii 7-aad ku "Madasha Caalamiga a… https://t.co/ipJTqd4Us1


Muntaziyah M Jimale ‏@m_muntaziyah

Inaan kuu adeegoon cadaw kaa ilaashoon aayahaaga taliyaa axdi kuugu marayaa🇸🇴💪👑 #Somalia https://t.co/VhutM8o7V6


Zahra Abuker ‏@AbukerZahra

Somaliya hanoolaato🇸🇴🇸🇴🌹❤ https://t.co/lJeHpfCtbp


Mohmett Abdurashiid Du'ale🇸🇴 ‏@MohmettDu

@Sabawanaag Walaal 🇸🇴👈 dabaal dagiisaa naga badan MAMUL GOBALEED in nidaam ka dawligaa lagu daadajiyo basaa loosameeyay oki


Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu ‏@yeemogadishu

🇸🇴 Mashruucayaga #Covidoscope, oo ah halka lagu soo bandhigo muuqaallada farshaxanka ah ee pandemic da ayaa muujina… https://t.co/HdHS9slNky


N80 ‏@Aliii9N80

Calanyahow sareeye ha dhicin!🇸🇴


Somali Music ‏@DhalaySomali

@KadarHusseinMo1 @reachismael @KingYusufYusuff 'Waa Gaajo Socotee! #Im SooMaaL🇸🇴 https://t.co/x4kpC3Rubs


Somali Music ‏@DhalaySomali

@WarsameSama 'Caawo hee'🇸🇴 'dheel majoogtee! 'dhab u fiirso waligaa! https://t.co/6WwwD59aVV


Eng Said Ibrahim Ali Ibroow ‏@Eng_SaidIbrow

Bilicda Dhulkeena Hooyo. 👉𝐋𝐮𝐮𝐪-𝐆𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧𝐞-𝐆𝐞𝐝𝐨-𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚🇸🇴 https://t.co/Xhu2oiGq6d


هرجيساوي ‏@zen_zen999zzz

@Labafar @Somaliweyn_ faqash 🇸🇴 🐒


Yusuf Isgowe Derow ‏@YuusufIsgoowe

@Abdirachiid @caksakawe @gabowduale @INAHAJI14 @DalmarHassanK @HusseinSabrie @kaafiyare22 @ASalwe @khaalidelmi Pro jawaari Taariikh nool🇸🇴🙏


Ismail Aly ‏@IsmailA87226605

Yaan la Maamul Goboleynin Mogadishu, ee MaamulGobaleedyadu hala Mugdishaawiyo . 🇸🇴 ☝️🤔 #isdhexgalkacaafimad #somaliyahaisraacdo


Abdullahi M. Deero ‏@DEEROdile_

#Mogdishu alcaasimah 🇸🇴🇸🇴 https://t.co/QuVgS2wf1A


Drs Nafiso Apdi Asiis ‏@ApdiNafiso

Muqadishu muuqwanaag💙🇸🇴❤ https://t.co/SURXHwOUuQ


Mohamed Salh ‏@MohamedSelh

Badhtanka dhulka Soomaaliyeed halka uga beegan badda:#Garacad, #Mudug. #Somalia 🇸🇴 https://t.co/cSKlwmxv5m


Abdullahi Osman🗨 ‏@AbdullahiArush

#Galdogob, Mudug, Puntland, Soomaaliya.🇸🇴 📸 Bulshaawi https://t.co/aSHL4AAQX0


SHARMARKE🐪TING🇸🇴 ‏@Sharmarkei

Intaas oo Sanno buu Qabiilkaan isku dayaayay inuu #Somalia meeshay soo gaartay la keeno, una tagaayay fidna wadayaa… https://t.co/TgIJak0QHV


Cabdullaahi Sh.Aadam Cabdulle ‏@Cabdalla_Aadam

Jaamacadda Maakhir Badhan Faraca @SNU_University ee Puntland🇸🇴. https://t.co/cse15INIgQ


Somali Music ‏@DhalaySomali

@HannaAli 'Taalo 4 'Hooyo Haawo' in🇸🇴 https://t.co/v0JDPEo77R


Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu ‏@yeemogadishu

🇸🇴 Afarta gees ee aduunyada 🌍 #MachadkaYunusEmre ayaa diyaariyay “Madasha Caalamiga ah ee Hadalka” 💬dhacdadan ayaa… https://t.co/wzjgilu90L


Maryama Omar Ali ‏@MaryamaOAli

Safar shaqo oo aan maanta kusoo gaaray magaalooyinka Caabudwaq iyo dhuusomareeb #Galgaduud Somalia 🇸🇴❣️💯🙏 https://t.co/HSJauFxRri


Sa’ed Hassan’Og ‏@S_Hassanog

Waa goob ganacsi oo mardhaw laga furi rabo magaalada Muqdisho haduu Eebbe idmo. Nabadda & dib usoo kabashada dalkee… https://t.co/2K967QMG2M


Ismail Turkey ‏@IsmailTurkey

Muddo dheer uu Dib-u-dhis ku socday Jidka #Muqdisho iyo #Afgooye, Ugu dambeyn maanta ayaa lagu bilaabay laami saari… https://t.co/98ugI56k0q


ياسمين ‏@mln252

@sfiadskin dhaanto🇸🇴 >>>>


Abdi vitah🇸🇴 ‏@AbdiVitah

@HassanAKhaire Mudane guuL🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍


كمال 🇸🇴 الصومالي ‏@Kamaal_11

🇸🇴🇪🇹🇰🇪🇺🇬🇲🇦🇧🇾🇫🇷🇩🇪🇫🇮🇧🇪🇳🇱🇸🇪🇲🇾🇹🇭🇹🇷 iyo qaar kaloo badan 😅😅 https://t.co/ozYBLhnEIA


الصومال☆ ‏@Somal_26

@MaryamaOAli Qabiil qaran ma dhiso qalbignah qaran iyo qabiil islama qaado Qabiilada oo dhan Soomaliya aya noga wayn🇸🇴💙


Sayidali A. Ahmed ‏@sayyidcali

Luuq Ganaane Gedo Somali🇸🇴 https://t.co/HBfVWJNqjs


𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐍 𝐀 𝐀𝐋𝐈 ‏@fouzi_abdi

@AhkiLalaxx Calankeena iyo dowladeeni cizikoodi wainaa socelinaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪


Daraawish🐎🇸🇴 ‏@AhkiLalaxx

“Inaan baqay hamoodine adaan kuubirmanayaa” - we’ve wronged our flag for the past 30 years😢 time to make amends. Sh… https://t.co/YV53FsbTxH


Abdullahi Sheik Ahmed ‏@AbdallaBaidoa

Baydhabo🇸🇴 lee waaye dhuul Jano❤ .#Muujiquruxdadalkaaga 📸mohamed socdaal👌. https://t.co/dQwtCM4lCx


Instagram Posts For 🇸🇴

Back to Top